Return to Website

Welcome to Qorahay Online Forum Page

ku so dhawaaw qolka fariimaha iyo aqoon wadaaga Qorahay Online. Waxaanu ka codsanaynaa dhamaan dad waynaha so gala halkan in ay ilaaliyaan nadaamka iskana ilaaliyaan wixii cay ah ama cid gaar ah dhib u kenaysa. Waxaan halkan ugu tala galay in ay dadku ku kala faa'iidastaan aqoontooda. Wixii dhibaato wadda waxaan rajaynayna in aan ka saro.

Welcome to Qorahay Online Forum Page
Start a New Topic 
Author
Comment
RADIO JIGJIGA

WAAD SALAAMAN TIHIIN KULIGIIN, WAXAAN BOOQDAY RADIO JIGJIGA, MARKAA KOLKII **** WAXAY IILA EKAAYEEN INEY TGIRI YIHIIN, LAAKIIN EEGA WAXAY U EGYIIN NIMAN DAACAD U AH QADIYADA OGADENIA, DANTEENANA KA SHAQEYNAYA EE BAL YAA WAX KA YAQAAN DADKA KA DAMBEEYA?

Re: RADIO JIGJIGA

scwb... waad ku mahadsan tahay inaad noosoo sheegtay raadiyahan, laakiin waxkasta in la ogaado ineyna muhiim ahayn bay ila tahay ,mar hadaad tidhi danta rer ogaadeya ayay ka shaqeeynayaan. waayo adigaba kuma ogin qofka aad tahay.


nabadgelyo........!