Return to Website

Welcome to Qorahay Online Forum Page

ku so dhawaaw qolka fariimaha iyo aqoon wadaaga Qorahay Online. Waxaanu ka codsanaynaa dhamaan dad waynaha so gala halkan in ay ilaaliyaan nadaamka iskana ilaaliyaan wixii cay ah ama cid gaar ah dhib u kenaysa. Waxaan halkan ugu tala galay in ay dadku ku kala faa'iidastaan aqoontooda. Wixii dhibaato wadda waxaan rajaynayna in aan ka saro.

Welcome to Qorahay Online Forum Page
Start a New Topic 
Author
Comment
ogeysiis...... ogeysiis.....ogeysiis...rer ogadenya

(scww) walaalayaal salaan qaali ah waxaan jeclahay inaan isbarano kana doodno dhibaatada iyo dib u dhaca dadkeena haysata saan ugu gudbi lahayn..


sidee khaladkan aan ku socono aan u saxnaa?
fadlan haday ku khuseyso jawaabtaada iigu soo hagaaji iimeylka kore.


waad mahadsantihiin