Return to Website

Welcome to Qorahay Online Forum Page

ku so dhawaaw qolka fariimaha iyo aqoon wadaaga Qorahay Online. Waxaanu ka codsanaynaa dhamaan dad waynaha so gala halkan in ay ilaaliyaan nadaamka iskana ilaaliyaan wixii cay ah ama cid gaar ah dhib u kenaysa. Waxaan halkan ugu tala galay in ay dadku ku kala faa'iidastaan aqoontooda. Wixii dhibaato wadda waxaan rajaynayna in aan ka saro.

Welcome to Qorahay Online Forum Page
Start a New Topic 
Author
Comment
View Entire Thread
Re: salan qaaali

haa hadad kahadshiin dhibadada ciraaq waa ok oowaa dad muslin ah markaa waa inaad iskumid adan kadhigin waar ogaadeen mahurde dadki ilaahay aburay ayaa wadanacay wixi ay bariska sinyen odhan ayaa nacay markaafadlana ogadenia mahurdo ee maxaa lasamaynkaraa waa inadhahnaa lakin adigu fadlan mawaxaatahay ogaden ? mise kuwa xaqii ogadenia intay cuneen hadan cayiyaqana? lakiin ogadeen maxaa losamaynkaraa waawadnakakaiyae e loku nacebyahay oo xidaa qabil kasto kusoohoos koraa uunecebyahay fadlan ogaeen mar un bay helidoonaan xornimo