Return to Website

Welcome to Qorahay Online Forum Page

ku so dhawaaw qolka fariimaha iyo aqoon wadaaga Qorahay Online. Waxaanu ka codsanaynaa dhamaan dad waynaha so gala halkan in ay ilaaliyaan nadaamka iskana ilaaliyaan wixii cay ah ama cid gaar ah dhib u kenaysa. Waxaan halkan ugu tala galay in ay dadku ku kala faa'iidastaan aqoontooda. Wixii dhibaato wadda waxaan rajaynayna in aan ka saro.

Welcome to Qorahay Online Forum Page
Start a New Topic 
Author
Comment
View Entire Thread
O.N.L.F WAA XAQ UDIRIR EE MA'AHA AR GAGIXISO!

Saxiib waxaa fiican in markakoobaad lagawadahadlayo xaqiiqdu sidaytahay hadii kale waa waxay soomaali isku afgaranwayday.
markaan xaqaa iqa ku adimo anigooxogagaal u ah ogaadeeniya iyo jabhada onlf cidnana xaqiranin oo kamid ah soomaalida ogadeeniya. jwxo ma aha argagixiso laakiin waa jabhad xaq udirir ah kuna taagan wadada saxda ah ee laguraadiyo wadan maqan lanagumaysto. magaca hadii aad kadidayso soohel magac isaga labeeya oo wadan kalooyaqaano magankalese ee aad ku andacoonayso ee ah soomaali galbeed horta soomaaliya galbeed keedu waa baladwayne ee majiro meelkale oo aduunka loogayaqaano soomaali galbeed kucaayimaayo kuna cadaabi maayo laakiin waxaan sidaan wadkayga uhubo uhubaa inaad adigu tahay fidnoole kasoohorjeeda danaha soomaalida ogaadeeniya, tahayna dabadhilifka u adeega maxysatada itoobiya soomaalidu waxay kumaah maahdaa " HALDIIDANI GEED AYKUXOQOTO MAWAYDO" waxaas oo dhana waxaad uleeday iniin xaar ayunbaa kugujirta aad ayaadna ubugtaa ee bal niyada saafi kadhig saxiib adigoo caadi ahna aan wada hadalo.
waxaadna ogaataa inay ogaadeeniya xoroobi dadka soomaalida ogaadeeniyana waxytaageersanyihiin jabhada wadaniga xoraynta ogaadeeniya 100% anookuunasteexaynaya walaalkayna ah hadka dudin xaqiiqada ayaan kuleeyahay kunasoodhawow kana sooxaroo waraabaha

waxaan taageeraa qofkasta oo uhadla xuquuqda umada soomaalida ogadeniya af iyo adinba waxaan kasoohorjeedaa qofkasta oo dacaayadeeya xaq udirika jwxo. waxaan rajaynayaa inay ogaadeeniya xoroobi doonto insha allaah. ee saaxiib kusoolaabo gurigaagii aad kudhalatay gobolkuudooni hakagayaalo wadanka ogadeeniya.
midnimo mintid iskutashi guul dagdaga

dhagaxbuur ogadeeniya
xaafada afraad
mahadsanidiin

Re: O.N.L.F WAA XAQ UDIRIR EE MA'AHA AR GAGIXISO!

Waan kusalaamay, waxaaan akhriyey maqaalkan aad ugu jawaabaysay kii ka horeeyey ee uu soo qoray qofka aad u jawaabaysay, waxaan arintaan ka dhihi lahaa wax yar oo aan sidaa u badnayn.

Hadii aad tihiin ONLF ama dadka ku abtirsada maga ogaadeenka ma ma tali kartaan soomaalida kale inta aad magaca qabiiliga ah aad wadato, maxaa idiin diiday in aad magaca soomaalinimo aad wax ku raadsdataan inta aad ku dhagantihiin magacaa qabiiliga ah? teeda kale shaki kuma jiro in kuwa isku dheega onlf ay yihiin aragaxiso gumaada soomaalida dagan soomaali galbeed.

war kabaxa jaahilnimada

Siyaad Cali
London UK

Re: O.N.L.F WAA XAQ UDIRIR EE MA,AHA AR GAGIXISO!

asc wr wb dhamaan dhalin yarada ku haasawda goobtan.Intaas kadib waxaan raba ain aan taa taabto arig tideyda ku wajahan onlf iyo halgankey ku jirto iyo waliba ninkan ku sheegay argagixiso ururka xaq u dirirtka ah.1) Aan ku horeeyo wiilkan intuu xayd xeytay qoraalka meesha ku soo wadhay adeer liibaane intaadan walin ka fiirso,waayo aan sidaas kuu lee yahay erayga aad ku sheegtay onlf waa mid **** loogu guul dareysatay rag ay ka mid yihiin malez ay **** uga daaleen inay aduunka ka dhaadhiciyaan in ay onlf tahay argagixiso markaas waa mid aad jeebkaaga dib ugu celin eraygaasi sxb.Intaas aan ku soo koobo wiilkaas aad moodo iidoor marduuf qaadi ihi ku tagay.Mida kale aan u soo laabto onlf waa urur warkiisu cad yahay wax daah ahina uuna saar neyn ninkii uu ka qarsoon yahawna la xidhiidh to malez sanawi iyo xuluufadiisa ayaa kuu cadeyn doona adeer waain an la xidhiidhaa taas waxaan uga dan lee yahay mawqifka onlf waa ka ku kalifay maanta inuu malez ogolaado wada hadal caalami ah markaa sxb ama aamin ama ha aaminin maanta wey ka gudubtay waxaaaaaaas mawqifoodii ahaa xornimana wey helayaan sida ugu dhakhasaha badan waxaana leeyaya oo kaliya diiiiiiiiiiiiiiiiiiidoooooooooooooow dilaaaaaaac

byy

Re: Re: O.N.L.F WAA XAQ UDIRIR EE MA,AHA AR GAGIXISO!

[8-) waan idin salaamay asxaabta qolkan. hadii aan intaa salaanta ugagudbo doodu inta badan waxay kusaabsantahay jabhada wadaniga xoraynta ogadeniya. oo dadku waxay isugu jiraan kuwa dhaliilaya, kuwaa sixun ucaytamaya iyo kuwo is ikhyaarnimo ah udoodaya.

aniga qodabkayga onlf waajab had xaq udiri ah runtiina maha inaad wax aadan waxka aqoon inaad iskaxukunto, oo aad xumaan iyo samaan midna kuxunto. markaan saas leeyahay kuwa onlf kusheega wax ayna ahayn ma aha kuwa kawarqaba waxa kadhacaya ogadenia iyo onlf waxay tahay hadii aykawar hayaana ma aha kuwo raba samaanta iyo wanaaga dadka soomalida reer ogadenia, dadkuna siyaaba kaladuwan ayay u eedeeyaan jabhada qaar waxaay ugusoomarmarsoodaan magaca [ogaden] kuwakalena waxyaaba kale oo aan waxba kajirin ayay kusheegaan. maahmaah ayaa waxay ahayd haldiidani geed aykuxoqoto mawaydo, intabada kuwa neceb inay halganka ogadenia waxtaran ayaa onlf kusheega waxa ayna ahayn.
hadii aynu fiirino jabhada mabda ahaan maamul ahaan iyo wax yaabaha ay kaduulaysaba wa mida ugu wanaagsan. ee wadan kuxoroobo
kolay dad kaqaar maba jecla inuu wadanku kaxoroobo gumaysiga. kaasina waxaa uulamidyahay. nin habowsan ookale
saaxiibayaal ruubtii marka aynu wax sheegayno badankeen waxaan uhadalaa si aan waafaqsanayn qaqiiqada

Isfahanka waa qaali?

waa aduun yaableh? yaa ogadeniya wixii uuwaxsinjiray ayaa nacay sababtu maxay tahay?
maxay rageedi wax ufahmilayahin?

Re: Arga-gaxisada ONLF

sheekhaal waa walaalahay, adiga qabiilkaaga sheeg ,waana ilma abtiyaday ,onlf habaarkaagu makaro .dad kaa diin badan baa u duceeyay, dadka gobolka dega waa wada dhasheen waligoodna wey wada noolaayeen,gumaysiga tigree baa ka dhex shaqeeynaaya

wait and see.. markey onlf libinta soo hoydo.

ala maxaa nin hurdaa

waxad leetahiin sheeqaal waa dad dariskayaga ah lakin maad ilow deen sheeqaal inay tahay cadowgii kudhexnoolaa ogdeen waar sheeqaal waa sheeq ha hadho ee malin aamaantahay ahayn ayay sheeqaan nabsigi ogadeen qabandondaa waxaa waaye waxay cuneen cunadi ogadeen marka sug nabsi ogaaden baa imaan

Re: ala maxaa nin hurdaa

walaal nasteexo salaan qaali ah in nin badan hurdo waa xaqiiq laakiin sheeqaal walaalaheen markaan leeyahay waxaan uga jeedaa waa dad aan is dhalay, weelna wax ku wada cunay, takale waxaan diidayaa dadka dad ayna ahayn intay iska dhigaan dad islaameed afka kuu galinaya.

takale anigu kama soo horjeedo diinteenuna madiidayso in ninkii kugu xad gudba xaqaagana damca in layska celiyo,takale sayid maxamed dadkuu rabo inuu lugaha qabto waxuu dhihi jiray ninkii gabaya utiriya,,, war doqon yahow hayga didin waan dagahayaa
marka dadkaad xaqaaga ka dhacsanaysana waxaa looga dhacsadaa si cilmiyeysan laakiin , adoon waxba qabanayn hadaad internet ka dhaarato cidna wax yeeli maysid adna cay iyo dhaar aan ficil lahayn adi umbay wax ku yeelaysaa..

laakiin waxaa hubaal ah in dadbadan oo beeshan ah hurdaan.

nabad korkooda ha ahaato intii wanaaga jecel.

Re: ala maxaa nin hurdaa

nasteexo eedo soo ma ogid shiiqaal la,aanteed inaad xaaraanimo ku dhalan lahayd oo wecel ahaan lahayd saacan shiiqaal waa kuwii awoowayaasha iyo ayeeyooyinkaaga isku xalaaleeyay ee isku mehriyay diinta idin baray idinkoo cawaan ah oo duurka ku jir, wali ilaa hadana aad cawaanimadii ku jirtaan halka dadkii kale ay hurumareen marka shiiqaal waa dad aad budan daga min xamar kismaayo gaalkacyo, togdheer itoobiya jabuuti, kenya. marka u mahdiya shiiqaasha ilaahay kadib. waa dadka ugu cilmi badan soomalida . jaamcadaha iyo iskuulada caasimadana ayaga wada leh .

somali weyn waligeedaba wey ka maseeri jirtay shiiqaal

ninkaagaa u gafay shiiqaal ma taqaanaa shiuiqaal waxay tahay waa max ibar maa tiraahdo nabsi ogaadeen haduu wax qabanaayo
ma nabsi baa jira asagibaa gari kombe nabsi ka ^
nabsiga gari komba ayaa maanta ogaadee haaya